U bood nuxurka ugu muhiimsan

Luxury gifting in Somalia

Udir hadiyad maanta qof aad jeceshahay.

Same-day deliveryPremium wrappingMessage card included

Hadiyado gaar ah

Eeg dhammaan

Ku iibso munaasabad

Hadiyadda ku aaddi waqtiga saxda ah.

Sida ay u shaqeyso

Hadiyad premium ah, saddex tallaabo oo fudud.

Tallaabo 1

Dooro hadiyad

Ka dhex dooro cadarro premium ah, boxes, ubax, iyo add-ons.

Tallaabo 2

Ku dar fariin

Qor message card, ama dooro in magacaaga la qariyo.

Tallaabo 3

Annaga ayaa gaarsiinayna

Gaarsiin degdeg ah iyo WhatsApp support ayaa order-ka kuu fududeynaya.

Gaarsiin isla maalinta
Lacag-bixin ammaan ah
Tayo la hubo
Taageero WhatsApp

Kalsoonida macaamiisha

Daqiiqado qurux badan, si taxaddar leh loo gaarsiiyey.

Hadiyad dhab ah waxay u baahan tahay degdeg, nadaafad, iyo taageero qof bini'aadam ah.

Amina Yusuf

Mogadishu

5/5

Cadarku wuxuu yimid isagoo si qurux badan loo so xeray. Kaarka fariintuna hadiyadda wuu gaar yeelay.

Hassan Ali

Hargeisa

5/5

Checkout-ku nadiif ayuu ahaa, WhatsApp support-kuna waa dag dag , hadiyadduna premium ayay aheyd.

Sahra Mohamed

Mogadishu

5/5

Hooyaday ayaan surprise u dalbay, delivery team-kuna si taxaddar leh ayay u qabteen.

Abdirahman Noor

Nairobi

5/5

Xulashada Taif Al Emarat waxay ku darensine insd brand caalami ah ka adeegatay. Hadiyad si fudud ku dooro.

Hinda mohamed

Hargeysa

5/5

Waxay aheyd hadiyad aad u qurux badan.

Lacag-bixinta Somalia

Ku bixi wallet-ka aad doorato.

Dooro wallet-ka, dir lacagta, kadib geli transaction reference si loo hubiyo.

Pay with EVC Plus

EVC Plus

Pay with Premier Wallet

Premier Wallet

Pay with eDahab

eDahab

Pay with Waafi

Waafi

Pay with MyCash

MyCash

HooHadiyad AI

Hel hadiyadda saxda ah.

I weydii qofka aad u dirayso, munaasabadda, ama budget-ka. Waxaan kuu soo jeedinayaa products-ka catalog-keena ku jira.

Ha dirin PIN, password, ama xog lacag-bixin gaar ah.