Wholesale · Jumlo shirkadaha
Premium products, supplied for your business.
Dukaamada, distributors-ka, hotels-ka iyo shirkadaha munaasabadaha waxay naga codsan karaan perfumes, gift sets iyo oud jumlo ahaan. Waxaan xaqiijinaa stock-ka, qiimaha iyo delivery-ga.
1
Wholesale pricing
Qiime jumlo oo ku salaysan product-ka iyo tirada.
2
Verified availability
Stock-ka ayaa la xaqiijiyaa ka hor inta quote-ka la dirin.
3
Flexible quantities
Ka bilow 12 units, kuna dalbo products kala duwan.
4
Business support
WhatsApp coordination, delivery planning iyo invoice cad.
How it works
Codso quote, team-ku wuxuu hubinayaa stock-ka, kadibna WhatsApp ama email ayaa lagugu soo dirayaa qiimaha jumlada.
